Skip to content
March 3, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Dhiiri-Galin
Main Menu

Tag: #horumar

fail
DDS News

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-3aad

December 14, 2025December 14, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

3. Sidee loo maamulay ama loo maamulaa mashaariicda biyaha DDS? Hadii aan si daacad ah u eegno, mashaariicda biyaha ee DDS inta badan uma guuldareystaan sabab dhaqaale darteed, balse waxay …

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-3aad Read More
cashar
Dhiiri-Galin

10 Cashar oo Muhiim u ah Nolosha 

December 11, 2025December 18, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Nolosha markaad yar tahay waxay kuu muuqataa shaashad farxad iyo xiiso aan dhammaanayn. Laakiin markaad soo korto, waxaad ogaanaysaa in noloshu leedahay casharro qoto dheer oo qofka dhisaysa, ilaalinaysa, una …

10 Cashar oo Muhiim u ah Nolosha  Read More
cool
Dhiiri-Galin

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag

December 8, 2025December 14, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Dad badan ayaa maanta nolosha ka raba sida raaxo, xasilooni, iyo fudayd, balse waxaa la arkaa in isla dadkaas ay inta badan ka cararaan wax kasta oo u baahan adkaysi, …

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag Read More
personal freedom
Dhiiri-Galin

3 Calaamadood Oo Muujinaya In Noloshaadu U Baahan Tahay Dib u Habayn

December 6, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

 Nolosha mararka qaar waxay inoo soo dirtaa fariimo aamusnaan ah, fariimo tilmaamaya in aan wax walba ka duwanaadaan sidii hore ee aynu u noolayn. Qaar badan oo inaga mid ah …

3 Calaamadood Oo Muujinaya In Noloshaadu U Baahan Tahay Dib u Habayn Read More
focus
Dhiiri-Galin

3 Qodob Oo Kuu Sahlaya Inaad Diirad Saarato Hal Meel

November 23, 2025November 23, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Diirad saarida hal meel waa mid ka mid ah awoodaha ugu qaalisan ee qofku leeyahay, sababtoo ah nolosha casriga ah waxay ina gelisay mashquul badan, farriimo badan, fikrado badan iyo …

3 Qodob Oo Kuu Sahlaya Inaad Diirad Saarato Hal Meel Read More
five
Dhiiri-Galin

5 Calaamadood Oo Cadaynaya Inaad Wadadii Guusha Hayso

November 19, 2025November 19, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

5-Calaamad oo cadaynayaan in  Inaad Wadadii Guusha Ku Jirto — Xitaa Haddii Aadan Natiijo Degdeg ah wali arkaynin Dad badan ayaa guusha u fahma keliya natiijo degdeg ah oo u …

5 Calaamadood Oo Cadaynaya Inaad Wadadii Guusha Hayso Read More
one
DDS News

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-1aad

November 17, 2025November 22, 2025 - by Dhabti - 2 Comments.

Waxbarashadu waa tiirka ugu weyn ee horumarka bulshada, dhaqaalaha, iyo mustaqbalka jiilka soo socda. Qofkasta ayaa garanaya midaas, ruux kasta oo aqoon leh wuxuu leeyahay fursad uu nolosha ku beddelo, …

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-1aad Read More
Dhiiri-Galin

Sida ugu fudud eed Ku Ogaan karto Hiwaayadaada Ama Hibbadaada?

November 17, 2025November 17, 2025 - by Dhabti - 7 Comments.

Qof kasta oo dunidan ku nool wuxuu leeyahay hibbo gaar ah, awood muuqata ama xirfad dabiici ah oo uu ku fiican yahay. Laakiin dadka intooda badan weligood ma ogaadaan waxa …

Sida ugu fudud eed Ku Ogaan karto Hiwaayadaada Ama Hibbadaada? Read More

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.
  • Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
  • Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?
  • Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.