Skip to content
August 31, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Motivation
  • Money Mindset
Main Menu

Author: Dhabti

DDS
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybta 3-aad

August 15, 2026August 15, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Hordhac Xalka: Sidee Loo Badbaadin Karaa Mashaariicda iyo Hantida Dadweynaha? Qaybihii hore waxaan si qoto dheer uga hadlaynay halka ay dhibaatooyinka mashaariicdu ka bilaabmaan iyo sida ay ugu sii gudbaan …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybta 3-aad Read More
Doorashada
DDS News

Doorasho Mise Qaybin Kuraaseed? Su’aasha Ka Taagan Doorashada Itoobiya

June 6, 2026June 6, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Doorashada Itoobiya 2026: Maxay Ka Dhigan Tahay Marka Xisbiga Talada Haya Uu Kuraas Uga Tanaasulo Mucaaradka? Doorashooyinka dimuqraadiga ah waxaa caadi ahaan lagu yaqaannaa tartan siyaasadeed oo ay xisbiyadu ku …

Doorasho Mise Qaybin Kuraaseed? Su’aasha Ka Taagan Doorashada Itoobiya Read More
Qaybtii 2-aad.
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad.

May 5, 2026May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maxaa Dhaca Marka Lacagtii Mashruuca La Sii Daayo? Sirta Qarsoon ee Dumisa Mashaariicda DDS Hordhac Qaybtii koowaad waxaan kusoo falanqaynay halka uu fashilka mashruucu ka bilaabmo: qaabka qandaraaska loo bixiyo …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad. Read More
luck of money
Money Mindset

Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo

May 2, 2026May 2, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Dad badan waxay dareemaan in lacagtu aysan waligeed ku filnayn.  Xitaa marka ay shaqeeyaan, marka mushahar soo galo, muddo gaaban kadib waxay mar kale ku noqdaan xaalad lacag la’aan ah. …

Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo Read More
5 Caado Oo Si Dhab Ah U Bedeli Kara Noloshaada
Motivation

5 Caado Oo Si Dhab Ah U Bedeli Kara Noloshaada

April 24, 2026August 25, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Ma dareentay in dadka qaar ay si tartiib ah u horumarayaan noloshooda halka adiga aad mararka qaar dareento inaad meel taagan tahay? Waxaad dadaal badan samaysaa, waxaad rabtaa inaad guul …

5 Caado Oo Si Dhab Ah U Bedeli Kara Noloshaada Read More
Qaybtii 1-aad.
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?

January 28, 2026May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Qodobka 1aad Sida Qaandaraaska Loo Bixiyo Iyo Cidda Loo Dhiibo Deegaanka Soomaalida muddo dheer waxaa ka socday mashaariic horumarineed oo kala duwan sida biyo, waxbarasho, waddooyin, caafimaad, iyo kaabeyaasha kale …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay? Read More
time management
Motivation

4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.

January 23, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maxaa Kaa Lumimaya Waqtigaaga Adigoon Ogaanin Waqtigu waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay, waa ka qaalisan yahay lacagta, sababtoo ah lacag waa la heli karaa mar kale, laakiin waqti …

4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta. Read More
Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
Motivation

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.

January 18, 2026January 18, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Markii aan yaraa, waxaan u haystay in noloshu tahay safar farxad iyo raynrayn uun ka kooban. Waxaan moodayay in wax walba ay fudud yihiin, qof kastana uu ku nool yahay …

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore. Read More
qabiilka
DDS News

Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?

January 14, 2026May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maamulka dhabta ah wuxuu ku dhisan yahay caddaalad, karti, iyo isla-xisaabtan. Si kastaba ha ahaatee, Gayiga Soomaaliyeed, gaar ahaan Deegaanka Soomaalida waxaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka jiray nidaam ku dhisan …

Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka? Read More
finish what you started
Motivation

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

January 7, 2026January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

8 Tallaabo oo Ka Dhigaya Qof Wax Dhameeya Dad badan way bilaabaan, laakiin tiro yar ayaa dhammeeya.Waxaad aragtaa qof bilaabay ganacsi, waxbarasho, jimicsi, blog, ama qorshe nololeed, balse meel dhexe …

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday Read More

Posts pagination

1 2 … 4 Next

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybta 3-aad
  • Doorasho Mise Qaybin Kuraaseed? Su’aasha Ka Taagan Doorashada Itoobiya
  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad.
  • Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo
  • 5 Caado Oo Si Dhab Ah U Bedeli Kara Noloshaada

  • August 2026
  • June 2026
  • May 2026
  • April 2026
  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.