Skip to content
May 6, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Self-Development
  • Money Mindset
  • Motivation
Main Menu

Motivation

Qaybtan waxay ka hadlaysaa sidii qofku naftiisa u dhiirigelin lahaa, u jebin lahaa caajiska, uguna adkaan lahaa nolosha caqabadaha soo wajaha. Waxay diiradda saaraysaa fikirka togan, himilooyinka nolosha, iyo sida qofku u noqon karo mid aan quusan.

time management
Motivation

4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.

January 23, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maxaa Kaa Lumimaya Waqtigaaga Adigoon Ogaanin Waqtigu waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay, waa ka qaalisan yahay lacagta, sababtoo ah lacag waa la heli karaa mar kale, laakiin waqti …

4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta. Read More
Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
Motivation

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.

January 18, 2026January 18, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Markii aan yaraa, waxaan u haystay in noloshu tahay safar farxad iyo raynrayn uun ka kooban. Waxaan moodayay in wax walba ay fudud yihiin, qof kastana uu ku nool yahay …

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore. Read More
finish what you started
Motivation

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

January 7, 2026January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

8 Tallaabo oo Ka Dhigaya Qof Wax Dhameeya Dad badan way bilaabaan, laakiin tiro yar ayaa dhammeeya.Waxaad aragtaa qof bilaabay ganacsi, waxbarasho, jimicsi, blog, ama qorshe nololeed, balse meel dhexe …

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday Read More
respect
Motivation

4 Sababood Oo Aad Ku Kasban Karto Ixtiraamka Dadka

December 23, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Ixtiraamka dadka kale waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee nolosha qofka saamayn weyn ku yeesha. Qofka la ixtiraamo wuxuu helaa kalsooni, saaxiibtinimo, fursado shaqo, iyo xiriir bulsho …

4 Sababood Oo Aad Ku Kasban Karto Ixtiraamka Dadka Read More
Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso
Motivation

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso

December 18, 2025December 21, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Nolosha qof walba waxaa ku jira riyooyin, himilooyin iyo yoolal waaweyn, balse dad yar ayaa si dhab ah u gaadha. Farqiga u dhexeeya kuwa guulaysta iyo kuwa ku haray halkii …

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso Read More
goals
Motivation

Toban Xeeladood Oo Aad Ku Gaari Karto Yoolkaaga

December 16, 2025December 16, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Guusha nolosha kama timaaddo nasiib kaliya, balse waxay ka dhalataa yool cad, dhiirigelin joogto ah, iyo ficil la qorsheeyay oo la joogteeyay. Dad badan waxay leeyihiin riyooyin waaweyn, balse tiro …

Toban Xeeladood Oo Aad Ku Gaari Karto Yoolkaaga Read More
cashar
Motivation

10 Cashar oo Muhiim u ah Nolosha 

December 11, 2025December 18, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Nolosha markaad yar tahay waxay kuu muuqataa shaashad farxad iyo xiiso aan dhammaanayn. Laakiin markaad soo korto, waxaad ogaanaysaa in noloshu leedahay casharro qoto dheer oo qofka dhisaysa, ilaalinaysa, una …

10 Cashar oo Muhiim u ah Nolosha  Read More
cool
Motivation

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag

December 8, 2025December 14, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Dad badan ayaa maanta nolosha ka raba sida raaxo, xasilooni, iyo fudayd, balse waxaa la arkaa in isla dadkaas ay inta badan ka cararaan wax kasta oo u baahan adkaysi, …

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag Read More
personal freedom
Motivation

3 Calaamadood Oo Muujinaya In Noloshaadu U Baahan Tahay Dib u Habayn

December 6, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

 Nolosha mararka qaar waxay inoo soo dirtaa fariimo aamusnaan ah, fariimo tilmaamaya in aan wax walba ka duwanaadaan sidii hore ee aynu u noolayn. Qaar badan oo inaga mid ah …

3 Calaamadood Oo Muujinaya In Noloshaadu U Baahan Tahay Dib u Habayn Read More
looking back
Motivation

6 Bil Kadib Waxaad Noqon Kartaa Qof Kale

November 29, 2025November 29, 2025 - by Dhabti - 2 Comments.

In badan oo inaga mid ahi waxay ku riyoodaan isbeddel nololeed: in ay noqdaan qof adkaysi badan, qof wax badan og, qof dhaqaale fiican leh, qof kalsooni leh, ama qof …

6 Bil Kadib Waxaad Noqon Kartaa Qof Kale Read More

Posts pagination

1 2 Next

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad.
  • Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo
  • 5 Caado Oo Si Dhab Ah U Bedeli Kara Noloshaada
  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.

  • May 2026
  • April 2026
  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.