Skip to content
March 3, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Dhiiri-Galin
Main Menu

Tag: #maal

Qandaraas
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?

January 28, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Qodobka 1aad Sida Qaandaraaska Loo Bixiyo Iyo Cidda Loo Dhiibo Deegaanka Soomaalida muddo dheer waxaa ka socday mashaariic horumarineed oo kala duwan sida biyo, waxbarasho, waddooyin, caafimaad, iyo kaabeyaasha kale …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay? Read More
Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
Dhiiri-Galin

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.

January 18, 2026January 18, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Markii aan yaraa, waxaan u haystay in noloshu tahay safar farxad iyo raynrayn uun ka kooban. Waxaan moodayay in wax walba ay fudud yihiin, qof kastana uu ku nool yahay …

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore. Read More
qabiilka
DDS News

Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?

January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maamulka dhabta ah wuxuu ku dhisan yahay caddaalad, karti, iyo isla-xisaabtan. Si kastaba ha ahaatee, Gayiga Soomaaliyeed, gaar ahaan Deegaanka Soomaalida waxaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka jiray nidaam ku dhisan …

Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka? Read More
finish what you started
Dhiiri-Galin

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

January 7, 2026January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

8 Tallaabo oo Ka Dhigaya Qof Wax Dhameeya Dad badan way bilaabaan, laakiin tiro yar ayaa dhammeeya.Waxaad aragtaa qof bilaabay ganacsi, waxbarasho, jimicsi, blog, ama qorshe nololeed, balse meel dhexe …

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday Read More
respect
Dhiiri-Galin

4 Sababood Oo Aad Ku Kasban Karto Ixtiraamka Dadka

December 23, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Ixtiraamka dadka kale waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee nolosha qofka saamayn weyn ku yeesha. Qofka la ixtiraamo wuxuu helaa kalsooni, saaxiibtinimo, fursado shaqo, iyo xiriir bulsho …

4 Sababood Oo Aad Ku Kasban Karto Ixtiraamka Dadka Read More
Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso
Dhiiri-Galin

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso

December 18, 2025December 21, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Nolosha qof walba waxaa ku jira riyooyin, himilooyin iyo yoolal waaweyn, balse dad yar ayaa si dhab ah u gaadha. Farqiga u dhexeeya kuwa guulaysta iyo kuwa ku haray halkii …

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso Read More
cool
Dhiiri-Galin

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag

December 8, 2025December 14, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Dad badan ayaa maanta nolosha ka raba sida raaxo, xasilooni, iyo fudayd, balse waxaa la arkaa in isla dadkaas ay inta badan ka cararaan wax kasta oo u baahan adkaysi, …

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag Read More
looking back
Dhiiri-Galin

6 Bil Kadib Waxaad Noqon Kartaa Qof Kale

November 29, 2025November 29, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

In badan oo inaga mid ahi waxay ku riyoodaan isbeddel nololeed: in ay noqdaan qof adkaysi badan, qof wax badan og, qof dhaqaale fiican leh, qof kalsooni leh, ama qof …

6 Bil Kadib Waxaad Noqon Kartaa Qof Kale Read More
4
DDS News

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-4aad

November 22, 2025November 22, 2025 - by Dhabti - 2 Comments.

Qaybta 4-aad – Gunaanadka Taxanahii xaqiiqda ahaa xogta lahaa ee xiisaha badnaa  Yaa masuuliyada iska leh? Maxaa la gudboon shacabka? Waa maxay xalka macquulka ah? Akhristoow, waxaan soo wadnay taxane …

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-4aad Read More

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.
  • Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
  • Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?
  • Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.