Skip to content
March 3, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Dhiiri-Galin
Main Menu

Tag: #somalia

Qandaraas
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?

January 28, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Qodobka 1aad Sida Qaandaraaska Loo Bixiyo Iyo Cidda Loo Dhiibo Deegaanka Soomaalida muddo dheer waxaa ka socday mashaariic horumarineed oo kala duwan sida biyo, waxbarasho, waddooyin, caafimaad, iyo kaabeyaasha kale …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay? Read More
finish what you started
Dhiiri-Galin

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

January 7, 2026January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

8 Tallaabo oo Ka Dhigaya Qof Wax Dhameeya Dad badan way bilaabaan, laakiin tiro yar ayaa dhammeeya.Waxaad aragtaa qof bilaabay ganacsi, waxbarasho, jimicsi, blog, ama qorshe nololeed, balse meel dhexe …

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday Read More
Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso
Dhiiri-Galin

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso

December 18, 2025December 21, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Nolosha qof walba waxaa ku jira riyooyin, himilooyin iyo yoolal waaweyn, balse dad yar ayaa si dhab ah u gaadha. Farqiga u dhexeeya kuwa guulaysta iyo kuwa ku haray halkii …

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso Read More
water scarcity
DDS News

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-4aad

December 17, 2025December 18, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Xalka Biyo La’aanta DDS Sida Loo Heli Karo Nidaam Waara, Cadaalad Ah, oo Cilmiyaysan Akhristoow waxaan soo sheegnay islamarkaana aan soo cadaynay in biyo la’aanta ka jirta Deegaanka Soomaalida (DDS) …

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-4aad Read More
fail
DDS News

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-3aad

December 14, 2025December 14, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

3. Sidee loo maamulay ama loo maamulaa mashaariicda biyaha DDS? Hadii aan si daacad ah u eegno, mashaariicda biyaha ee DDS inta badan uma guuldareystaan sabab dhaqaale darteed, balse waxay …

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-3aad Read More
biyaha
DDS News

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-1aad

November 23, 2025November 24, 2025 - by Dhabti - 4 Comments.

Xaaladda Dhabta ah ee Biyaha DDS Waxaan si balaadhan u falanqayn doono xaaladda dhabta ah ee biyaha guud ahaan Deegaanka Soomaalida, waxaan ognahay in biyo nadiif ah uu qof kasta …

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-1aad Read More
focus
Dhiiri-Galin

3 Qodob Oo Kuu Sahlaya Inaad Diirad Saarato Hal Meel

November 23, 2025November 23, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Diirad saarida hal meel waa mid ka mid ah awoodaha ugu qaalisan ee qofku leeyahay, sababtoo ah nolosha casriga ah waxay ina gelisay mashquul badan, farriimo badan, fikrado badan iyo …

3 Qodob Oo Kuu Sahlaya Inaad Diirad Saarato Hal Meel Read More
afar
Dhiiri-Galin

4 Arrimood Oo Hoos U Dhigta Kalsoonidaada

November 20, 2025November 23, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Kalsoonida naftu ama in aad ku kalsoonaato naftaada waa furaha guushaada, horumarkaaga waxayna kuu horseeda nolol farxad leh. Laakiin mararka qaar, dad badan ayaa dareema kalsooni la’aan, taas oo ka …

4 Arrimood Oo Hoos U Dhigta Kalsoonidaada Read More

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.
  • Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
  • Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?
  • Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.