Skip to content
March 3, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Dhiiri-Galin
Main Menu

Tag: #somalida

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
Dhiiri-Galin

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.

January 18, 2026January 18, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Markii aan yaraa, waxaan u haystay in noloshu tahay safar farxad iyo raynrayn uun ka kooban. Waxaan moodayay in wax walba ay fudud yihiin, qof kastana uu ku nool yahay …

Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore. Read More
finish what you started
Dhiiri-Galin

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

January 7, 2026January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

8 Tallaabo oo Ka Dhigaya Qof Wax Dhameeya Dad badan way bilaabaan, laakiin tiro yar ayaa dhammeeya.Waxaad aragtaa qof bilaabay ganacsi, waxbarasho, jimicsi, blog, ama qorshe nololeed, balse meel dhexe …

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday Read More
respect
Dhiiri-Galin

4 Sababood Oo Aad Ku Kasban Karto Ixtiraamka Dadka

December 23, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Ixtiraamka dadka kale waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee nolosha qofka saamayn weyn ku yeesha. Qofka la ixtiraamo wuxuu helaa kalsooni, saaxiibtinimo, fursado shaqo, iyo xiriir bulsho …

4 Sababood Oo Aad Ku Kasban Karto Ixtiraamka Dadka Read More
goals
Dhiiri-Galin

Toban Xeeladood Oo Aad Ku Gaari Karto Yoolkaaga

December 16, 2025December 16, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Guusha nolosha kama timaaddo nasiib kaliya, balse waxay ka dhalataa yool cad, dhiirigelin joogto ah, iyo ficil la qorsheeyay oo la joogteeyay. Dad badan waxay leeyihiin riyooyin waaweyn, balse tiro …

Toban Xeeladood Oo Aad Ku Gaari Karto Yoolkaaga Read More
biyaha
DDS News

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-1aad

November 23, 2025November 24, 2025 - by Dhabti - 4 Comments.

Xaaladda Dhabta ah ee Biyaha DDS Waxaan si balaadhan u falanqayn doono xaaladda dhabta ah ee biyaha guud ahaan Deegaanka Soomaalida, waxaan ognahay in biyo nadiif ah uu qof kasta …

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-1aad Read More
three
DDS News

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-3aad

November 19, 2025November 22, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

 Qaybta 3-aad Inta aynaan bilaabin xaalada Macalimiinta aan waxyar dib ugu noqono sawirka dhabta ah ee sida ay yihiin xaalada dugsiyada, akhristoow waxaad garanaysaa oo aad Soo martay fasal buux-dhaafay …

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-3aad Read More
five
Dhiiri-Galin

5 Calaamadood Oo Cadaynaya Inaad Wadadii Guusha Hayso

November 19, 2025November 19, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

5-Calaamad oo cadaynayaan in  Inaad Wadadii Guusha Ku Jirto — Xitaa Haddii Aadan Natiijo Degdeg ah wali arkaynin Dad badan ayaa guusha u fahma keliya natiijo degdeg ah oo u …

5 Calaamadood Oo Cadaynaya Inaad Wadadii Guusha Hayso Read More
Deegaanka soomaalida
DDS News

Maxaa sabab u ah in Soomaalidu aysan ka dhex muuqan nidaamka federaalka Itoobiya?

November 9, 2025November 11, 2025 - by Dhabti - 2 Comments.

Ethiopia waa dal noocee ah? Ethiopia waa dal ku yaalla Geeska Afrika, wuxuuna xuduud la leeyahay dalal ay ka mid yihiin Soomaaliya, Jabuuti, Suudaan, Ereteriya, iyo Kenya. Waa dal leh …

Maxaa sabab u ah in Soomaalidu aysan ka dhex muuqan nidaamka federaalka Itoobiya? Read More

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.
  • Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
  • Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?
  • Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.