Skip to content
March 3, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Dhiiri-Galin
Main Menu

Tag: #soomaalida

Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso
Dhiiri-Galin

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso

December 18, 2025December 21, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Nolosha qof walba waxaa ku jira riyooyin, himilooyin iyo yoolal waaweyn, balse dad yar ayaa si dhab ah u gaadha. Farqiga u dhexeeya kuwa guulaysta iyo kuwa ku haray halkii …

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso Read More
one
DDS News

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-1aad

November 17, 2025November 22, 2025 - by Dhabti - 2 Comments.

Waxbarashadu waa tiirka ugu weyn ee horumarka bulshada, dhaqaalaha, iyo mustaqbalka jiilka soo socda. Qofkasta ayaa garanaya midaas, ruux kasta oo aqoon leh wuxuu leeyahay fursad uu nolosha ku beddelo, …

Maxaa Sababay Tayo Xumada Waxbarashada ee DDS? Q-1aad Read More
Dhiiri-Galin

Sida ugu fudud eed Ku Ogaan karto Hiwaayadaada Ama Hibbadaada?

November 17, 2025November 17, 2025 - by Dhabti - 7 Comments.

Qof kasta oo dunidan ku nool wuxuu leeyahay hibbo gaar ah, awood muuqata ama xirfad dabiici ah oo uu ku fiican yahay. Laakiin dadka intooda badan weligood ma ogaadaan waxa …

Sida ugu fudud eed Ku Ogaan karto Hiwaayadaada Ama Hibbadaada? Read More
maxaa kaa hortaagan
Dhiiri-Galin

Maxaa Kaa Hortaagan Noqoshada Qofkii Aad Rabtay Inaad Noqoto?

November 14, 2025 - by Dhabti - 2 Comments.

Nolosha qof kasta waxay ku bilaabataa riyo, rajayn, iyo damac uu doonayo in uu gaaro. Laakiin su’aasha ugu weyn ee hortaagan badanaa dadka waa: maxaa iga hortaagan inaan noqdo qofkii …

Maxaa Kaa Hortaagan Noqoshada Qofkii Aad Rabtay Inaad Noqoto? Read More
Maxaa sabab u ah in Soomaalidu aysan ka dhex muuqan nidaamka federaalka Itoobiya?
DDS News

Maxaa sabab u ah in Somalida aysan ka dhex muuqan Adeegyada Faderalka? Q-3aad

November 13, 2025November 14, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Qaybtaan waxaan ku eegi doonaa labadii qaybood ee kale ee aan sheegnay in ay sabab u yihiin in Soomaalida aysan wali ka muuqan laamaha federal-ka shaqo abuur ahaan waana wax …

Maxaa sabab u ah in Somalida aysan ka dhex muuqan Adeegyada Faderalka? Q-3aad Read More
DDS News

Maxaa sabab u ah in Somalida aysan ka dhex muuqan Adeegyada Faderalka? Q-2aad

November 10, 2025November 13, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

  Soomaalida iyo Ka Maqnaanshaha Adeegyada Federalka Itoobiya: Saddexda Sabab Ee Dhabta Ah Inkasta oo ay jiri karaan sababo badan hadana sadexda sababood ee ugu waa wayn ayaan hoos ku …

Maxaa sabab u ah in Somalida aysan ka dhex muuqan Adeegyada Faderalka? Q-2aad Read More

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.
  • Toban Cashar Oo Ay Tahay In Aad Baratid Xili Hore.
  • Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?
  • Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.