Skip to content
May 6, 2026

Dhabti

  • DDS News
  • Self-Development
  • Money Mindset
  • Motivation
Main Menu

Tag: #lacag

Qaybtii 2-aad.
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad.

May 5, 2026May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maxaa Dhaca Marka Lacagtii Mashruuca La Sii Daayo? Sirta Qarsoon ee Dumisa Mashaariicda DDS Hordhac Qaybtii koowaad waxaan kusoo falanqaynay halka uu fashilka mashruucu ka bilaabmo: qaabka qandaraaska loo bixiyo …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad. Read More
luck of money
Money Mindset

Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo

May 2, 2026May 2, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Dad badan waxay dareemaan in lacagtu aysan waligeed ku filnayn.  Xitaa marka ay shaqeeyaan, marka mushahar soo galo, muddo gaaban kadib waxay mar kale ku noqdaan xaalad lacag la’aan ah. …

Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo Read More
Qaybtii 1-aad.
DDS News

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?

January 28, 2026May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Qodobka 1aad Sida Qaandaraaska Loo Bixiyo Iyo Cidda Loo Dhiibo Deegaanka Soomaalida muddo dheer waxaa ka socday mashaariic horumarineed oo kala duwan sida biyo, waxbarasho, waddooyin, caafimaad, iyo kaabeyaasha kale …

Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay? Read More
qabiilka
DDS News

Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka?

January 14, 2026May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Maamulka dhabta ah wuxuu ku dhisan yahay caddaalad, karti, iyo isla-xisaabtan. Si kastaba ha ahaatee, Gayiga Soomaaliyeed, gaar ahaan Deegaanka Soomaalida waxaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka jiray nidaam ku dhisan …

Sidee Loo Heli Karaa Hoggaan Tayo Leh Iyadoo La Ilaalinayo Saamiga Qabiilka? Read More
finish what you started
Motivation

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday

January 7, 2026January 14, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

8 Tallaabo oo Ka Dhigaya Qof Wax Dhameeya Dad badan way bilaabaan, laakiin tiro yar ayaa dhammeeya.Waxaad aragtaa qof bilaabay ganacsi, waxbarasho, jimicsi, blog, ama qorshe nololeed, balse meel dhexe …

Sideed u Dhamayn Kartaa Wixii Aad Bilowday Read More
Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso
Motivation

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso

December 18, 2025December 21, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Nolosha qof walba waxaa ku jira riyooyin, himilooyin iyo yoolal waaweyn, balse dad yar ayaa si dhab ah u gaadha. Farqiga u dhexeeya kuwa guulaysta iyo kuwa ku haray halkii …

3 Arimood Oo Hadii Aad Fahanto Noloshaadu Isbadalayso Read More
water scarcity
DDS News

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-4aad

December 17, 2025May 5, 2026 - by Dhabti - Leave a Comment

Xalka Biyo La’aanta DDS Sida Loo Heli Karo Nidaam Waara, Cadaalad Ah, oo Cilmiyaysan Akhristoow waxaan soo sheegnay islamarkaana aan soo cadaynay in biyo la’aanta ka jirta Deegaanka Soomaalida (DDS) …

Waa Sidee Xaalada Dhabta Ah Dhinaca Biyaha Ee DDS? Q-4aad Read More
cashar
Motivation

10 Cashar oo Muhiim u ah Nolosha 

December 11, 2025December 18, 2025 - by Dhabti - 1 Comment

Nolosha markaad yar tahay waxay kuu muuqataa shaashad farxad iyo xiiso aan dhammaanayn. Laakiin markaad soo korto, waxaad ogaanaysaa in noloshu leedahay casharro qoto dheer oo qofka dhisaysa, ilaalinaysa, una …

10 Cashar oo Muhiim u ah Nolosha  Read More
cool
Motivation

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag

December 8, 2025December 14, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

Dad badan ayaa maanta nolosha ka raba sida raaxo, xasilooni, iyo fudayd, balse waxaa la arkaa in isla dadkaas ay inta badan ka cararaan wax kasta oo u baahan adkaysi, …

Haddii Aad Rabto Nolol Fudud, Ha Ka Cararin Waxyaabaha Adag Read More
personal freedom
Motivation

3 Calaamadood Oo Muujinaya In Noloshaadu U Baahan Tahay Dib u Habayn

December 6, 2025 - by Dhabti - Leave a Comment

 Nolosha mararka qaar waxay inoo soo dirtaa fariimo aamusnaan ah, fariimo tilmaamaya in aan wax walba ka duwanaadaan sidii hore ee aynu u noolayn. Qaar badan oo inaga mid ah …

3 Calaamadood Oo Muujinaya In Noloshaadu U Baahan Tahay Dib u Habayn Read More

Posts pagination

1 2 Next

Recent Posts

  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS? Qaybtii 2-aad.
  • Sababta Aad Mar Walba Lacag La’aan U Tahay Iyo Sida Loo Xalliyo
  • 5 Caado Oo Si Dhab Ah U Bedeli Kara Noloshaada
  • Maxay Tahay Sababta Dhabta ah ee Ka Dambaysa Fashilka Mashaariicda DDS ? Mase Ogtahay?
  • 4 Arrimood Oo Kaa Luminaya Waqtigaaga Maalin Kasta.

  • May 2026
  • April 2026
  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025

  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Home
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2026 Dhabti.
Powered by WordPress and HitMag.